User Login



Islam

gTranslate

Who's online

We have 1 guest online

News in Somali

  • Eritrea: Ma taageereyno
    Dowladda Eritrea ayaa sheegtay in aanay taageeri doonin dowlad Soomaaliya dibedda looga soo dhiso.
  • Sheegashada dowladda
    Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay Muqdisho ku dileen nin u dhashay Urdun oo u dagaallamayay al-Shabaab.
  • Awoodda Nigeria
    Baarlamaanka Nigeria ayaa u codeeyay in madaxweynaha xanuunsanaya ee Umaru Yar'Adua, awoodda wareejiyo.
  • 55 qof oo la sii daayey
    55 qof oo ka tirsan dadkii dhawaan lagu qaqabtay, magaalada Laascaanood ayaa la sii daayay.
  • Dagaal ka dhacay Muqdisho
    9 qof, ayaa ku dhintay, 14 kalena way ku dhaawacmeen dagaal xalay ilaa shalay ka socday magaalada Muqdisho.
  • Dhoofka Xoolaha Boosaaso
    Dekedda Boosaaso ee maamul goboleedka Puntland, ayaa waxaa laga dhoofiyay kumanaan xoolo nool ah.
  • Dad lagu xiray Laas-Caanood
    Ciidamada amniga ee Somaliland ee Laas Caanood shalay ku xiray macallimiin dugsi iyo ilaa 60 qof.
  • Doon laga helay Laas-qoray
    Doon soo caarisay oo ay saaran yihiin 53 qof oo nool iyo qof mayd ah, ayaa laga helay agagaarka Laas-qoray.
  • Saints oo Qaaday Super Bowl
    Kooxda New Orleans ee Saints ayaa markii ugu horeeysay taariikhda ku guulaystay koobka Super Bowl ee Marykanka.
  • Ciyaaraha Ingiriiska
    laba gool oo uu Chelsea u dhaliyey Didier Drogba, ayaa kooxdu hada hogaanka u qabatay horyaalka Ingiriiska, iyadoo 2-0 kaga badisay kooxda Arsenal.
  • Qabqabasho Laas Caanood
    Dad gaadhaya shan iyo lixdan qof ayaa ciidamada amaanka ee Laas Caanood xidheen.
  • Siminaarka shaqaalaha
    Siminaar abaabulkeeda ay lahayd wasaaradda Qarsheenta, ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Muqdisho.
  • Safaarado la xirayo
    Dowladda Soomaaliya ayaa xireysa safaarada dhowr ah, lacag la'aan awgeed.
  • Musuq maasuqa Kenya
    Ra'iisul Wasaaraha waddanka Kenya Raila Odinga, ayaa ugu baaqay inay is casilaan wasiirka waxbarashada iyo xoghayaha joogtada ee wasaaraddaasi Sam Ongeri iyo Karega Mutahip, si baaritaan loogu sameeyo fadeexad musuqmaasuq oo ka dhacday wasaaradda waxbarashada ee Kenya.
  • Markab xoog lagu galay
    Ciidamo Danish ayaa xoog ku galay markab ay heysteen burcad badeed Soomaali ah, soona furtay 25 shaqaale ah.
BravaOnline

Search Google

Sponsors

Free template 'Feel Free' by [ Anch ] Gorsk.net Studio. Please, don't remove this hidden copyleft!